Hordhac: Manchester United Vs Newcastle United ee Horyaalka Premier League, Kulanka ugu daawashada badan Todobaadkan, Shaxda iyo Xidigaha Maqan

Kooxda Manchester United ayaa garoonkeeda Old Trafford ku soo dhaweeneysa kooxda Newcastle United kulankeeda Afaraad ee Horyaalka Premier league, inkastoo kulankan uusan sidaasi u xiiso badneyn hadana waa midka ugu xiisaha iyo daawashada badan madama uu ciyaarayo Ronaldo oo dib ugu soo laabtay United 12 sano kadib, Macalinka kooxda ayaana xaqiijiyay in CR7 diyaaryahay kulankan. […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII