Hordhac: Real Madrid Vs Osasuna: Los Blancos Sida Guuldarada Loogala Kulmo Osasuna Ma Taqaano.

Kooxda Real Madrid ayaa marti galin doonta kooxda Osasuna kulan ka tirsan todobaadkii 33-aad ee horyaalka La Liga kana dhici doona garoonka Alfredo Di Stefano. Los Blancos ayaa kulanka soo galaysa iyaga oo isha ku haya in ay sii wadaan tartanka ay ugu jiraan horyaalka La Liga xilli ciyaareedkan iyaga oo 2 dhibcood ka dambeeya […]
Source: laacib

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII