Hordhac: Spain Vs Italy: Wax Walba Oo Aad Uga Baahantahay Semi-final-ka Euro 2020.

Xulalka Italy Vs Spain ayaa isaga hor iman doona kulanka 1-aad ee Semi-final-ka tartanka Euro 2020 kulankaas oo ay labada xul u soo gali doonaan sidii ay isaga xaadirin lahaayeen final-ka tartanka. Xulka Italy ayaa kulanka soo galaya iyaga oo doonaya in ay iska xaadiriyaan final-ka tartanka kadib qaab ciyaareed cajiib ah oo ay soo […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII