Hordhac: Valencia Vs Barcelona: Blaugrana Oo Ku Qasban In Ay Gaadho Guul Hadii Ay Rajo Ka Qabto Ku Guulaysiga Horyaalka.

Kooxda Barcelona ayaa marti u noqon doonta kooxda Valencia kulan ka tirsan todobaadkii 34-aad ee horyaalka La Liga kulan ka dhici doona garoona Mestalla ee ay ku ciyaarto Valencia. Barcelona ayaa kulanka soo galaya iyaga oo ku qasban in ay guul ka gaadhaan kulanka hadii ay doonayaan in ay cadaadiska ku sii hayaan kooxaha reer […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII