Hordhac: Valencia Vs Real Madrid, Kulankooda La Liga Spain, Shaxda Macquulka, iyo Xidigaha Dhaawaca uga Maqan Kulankan

Kooxda Valencia ayaa Kulan ka tirsan Horyaalka LaLiga Spain la Ciyaareysa Kooxda Real Madrid, Labada Kooxood ayaa Ku Ciyaaraya Garoonka Estadio Mestalla, Real Madrid ayaa Badisay Kulankeeda ugu Danbeeyay lakin waxay heysataa Dhaawacyo Badan. Wararka Labada Kooxood Valencia: Cristiano Piccini iyo Denis Cheryshev ayaa qaba dhaawacyo waxaana laga saaray kulankaan. Cristian Rivero ayaa ka soo […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII