Hordhac: Wax Walba Oo Aad Uga Baahantahay Maalinta Ugu Dambaysa Xilli Ciyaareedka Premier League 2020/2021.

Waxa la ciyaari doonaa kulankii ugu dambeeyay ee xilli ciyaareedka horyaalka premier League iyada oo dhamaan kulamadu soo wada gali doonaan 6:00 Galabimo ee wakhtiga Somaliya iyo 3:00 Galabinimo ee wakhtiga UK. Kooxaha premier League ayaa dhamaantood hal mar soo gali doona maadama ay kooxo badan ku dgaaalamayaan boosaska tartamada yurub ee xilli ciyaareedka dambe. […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII