Hordhac: Young Boys Vs Manchester United oo ku kulmaya Champions League-ga, Shaxda Labada koox iyo Xidigaha Maqan

Kooxda young Boys ayaa Garoonkooda Stade de Suisse Wankdorf kula ciyaareysa kooxda reer England ee Manchester United kulan ka tirsan Champions league Guruubka F, Xidiga Ronaldo ayaana kulankiisa labaad soo muuqanaya iyadoo loo badinayo in uu keydka fadhiisan karo. Wararka Labada Kooxood Young Boys: waxaa ka maqnaan doona Fabian Lustenberger, weeraryahanka reer Cameroon Jean-Pierre Nsame […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII