Hordhac:Horseed Vs Mogadishu City Club: Wax Walba Oo Aad Uga Baahantahay Kulanka Kala Baxa Ah Ee Somali Premier League

Waxa maanta iska hor iman doona kooxaha moqdishu City Club iyo Horseed kulan kala bax ah oo ay labada kooxood ku kala bixi doonaan Horyaalka Somali Premeir League oo xiiso gaar ah lahaa xilli ciyaareedkan. Labada kooxood ayaa kulanka soo galaya iyaga oo isha ku haya in ay ku guulaystaan koobka horyaalka somali premier League […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII