Horyaalka Spain Qoray in Qaab Foox xun uu ku baxay Lionel Messi Qaladna ay ka galeen

Lionel Messi uma qalmaynin inuu kga tago Barcelona sidii dhacday xagaagan ee isagoo ilmaynaya oo murugaysan, isla markaana aan raalli ka ahayn loogu qasbay inuu ka baxo Camp Nou iyo horyaalka LaLiga, waxaana jiri karayey siyaabo kale oo ka fiicnaa oo uu ku tegi karayay. Sidan waxa sheegay Madaxweynaha horyaalka LaLiga ee Javier Tebas oo […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII