Ibrahima Konate Oo Ogolaaday Heshiiska Uu Ugu Biirayo Liverpool, Imisa Ayuu Qalinka Ku Duugayaa?

Daafaca RB Leipzig Ibrahima Konate ayaa qarka u saaran inuu ku biiro Liverpool isaga oo ogolaaday in uu qalinka ku duugo heshiis 5 sano ah sida uu sheegay saxafiga Fabrizio Romano. Reds ayaa dhamaystirtay saxixa xiddiga Ben Davies iyo Ozan Kabak suuqii January kadib masiibo dhaawac oo ku habsatay kooxda laakiin Klopp ayaa wali doonaya […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII