Ibrahimovic oo noqday 40-sano jirkii ugu horreeyay ee gool iska dhaliya Serie A tan iyo 2017

AC Milan ayaa hogaanka u qabatay horyaalka Seria A,ka dib markii ay 4-2 ku garaacday kooxda Bologna ciyaar xalay ka dhacday garoonka Stadio Renato Dall’Ara. Ibrahimovic – bilowgiisii ​​ugu horreeyay ee xilli ciyaareedka – waa cayaaryahankii afaraad ee gool iska dhaliya Serie A kaddib dhalashadiisii ​​40 -aad, isaga iyo halyeeygii Milan Alessandro Costacurta oo 41 […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII