Idaacada RAC 1 Oo Kashiftay Go’aanka Mustaqbalka Tababare Roanld Koeman, Maxaa Cusub

Idaacada maxaliga ah ee RAC-1 ayaa sheegtay in wakhtigii Ronald Koeman uu soo dhamaanayo waliba tababaraha reer Holland ku fashilmay in uu helo kalsoonida madaxweynaha Kooxda Barcelona ee Joan Laporta waliba uu madaxweynaha cusub doonayo in uu tababare cusub keeno xilli ciyaareedka dambe. Inkasta oo uu ku guulaystay koobkii Copa del Rey ee xilli ciyaareedkan […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII