Iibka Funaanada Cristiano Ronaldo ee ”Ronaldo 7” oo durba dhigtay Rikoor 12 saac oo kaliya

inkastoo ay xiiso dhaceen wararka ku aadan Ronaldo iyo sheekooyinkiisa ku aadan ku biirista Man United hadana mar kale waxaa soo shaac baxay iibka funaanada xidigan ee kooxda. Mudo 12 saac gudahood iibka funaanada ee xidigan ayaa gaartay halkii ugu sareesay waxana laga dareemay guud ahaan dukaamada wadankaasi. Dukaamada qaar ayaa la arkayaa iyadoo dadka […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII