Inter Milan Oo Farriin U Dirtay Chelsea Iyo Man City Ee Ku Aadan Saxiixa Lukaku , Miyay Iibinayaan?

Inter Milan ayaa daboolka ka qaaday halka waddo ee ay Chelsea ugu ogalaan karaan saxiixa weeraryahankooda Lukaku Laacibkaas ayaa Chelsea horay u soo maray 2011 illaa 2014-kii balse kaliya 15 kulan ayuu u ciyaaray xilli Everton uu waqti ku qaatay oo uu ugu joogay qaab amaah ah . Waxa ay Inter sheegeen in kaliya laacibkaas […]
Source: laacib

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha 

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII