Inter Milan oo guul 4-0 ka gaartay Kooxda Genoa, Nerazzurri oo Fariin Adag u dirtay Kooxaha Serie A

Kooxda Inter Milan oo Fasaxday mid kamid ah Xidigaheeda ugu gool dhalinta Badnaa Sanadkan ayaa Caawa ku daah furatay Horyaalka Taliyaaniga guul ay ka gaartay kooxda Genoa. Sharaxaada Ciyaarta Nerazzurri ayaa dirtay Fariin Culus oo ku aadan kooxaha Taliyaaniga madama ay difaacaneyso Horyaalka oo sanadkii hore qaaday iyadoo ku badisay goolal kala yimid qeybta hore […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha 

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII