Inter Milan oo guul daro 0-1 kala kulantay kooxda Real Madrid, Gool yimid dhamaadka Ciyaarta,

kooxda Inter Milan ayaa caawa guul daro kala kulantay kooxda ugu guulaha badan Champions league ee Real Madrid iyadoo goolka uu yimid dhamaadka ciyaarta. Labada Kooxood ayaa caawa ahaa kuwa ka siman ciyaarta marka la eego weerarka labada dhinac iyagoo aanan abuuri fursado sidaasi u badan. Kulanka ayaa ku soo dhamaaday qeybta hore goolal la’an […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha 

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII