Inter Milan oo isha ku heysa goolhayaha Arsenal Bernd Leno

Kooxda Inter Milan ayaaliiska bartilmaameedyada suuqa kala iibsiga kadhigtaygoolhayaha Arsenal Bernd Leno , sida lagu sheegay warbixin. Kooxda heysata horyaalka Serie A ayaa raadineysa bedelka 37 jirka Samir Handanovic , kaasoo qaladaad isdaba joog ah sameeyay kulamadii ugu dambeeyay. Ciyaaryahankii hore ee reer Slovenia Handanovic ayaa Milan joogay tan iyo 2012, laakiin qandaraaskiisu wuxuu dhacayaa […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha 

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII