Inter Milan oo ku jirta “wadahadalo horumarsan” oo lagu kordhinayo qandaraaska Lautaro Martinez

Madaxa fulinta ee kooxda Inter Milan Beppe Marotta ayaa war wanaagsan ka bixiyay xaaladda qandaraaska Lautaro Martinez ee kooxda. Ka dib bixitaankii Romelu Lukaku ee Chelsea, Nerazzurri ayaa si aad ah u dooneysay inay sii haysato 24 jirkaan, kaasoo lala xiriirinayay inuu u dhaqaaqayo Premier League xagaagan, iyadoo kooxaha ku xafiiltama Waqooyiga London ee Tottenham […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII