Isku Aadka Wareega Group-yada ee Europe League oo Lagu Dhawaaqay

Waxa si Rasmi ah loo soo saaray isku aadka wareega Group-yada tartanka Europa League xilli ciyaareedkan iyada oo ay ka soo bexeen kulamo xiiso leh. Tartanka ayaan sanadkan xiiso weyn lahayn marka loo eego in ayna ku jirin kooxo waaweyn oo premier League ah iyada oo ay kaliya ka soo qayb galayaan kooxo Serie A-da […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII