Isku-aadka Wareegga Afraad Ee Carabao Cup Oo La Shaaciyey, Chelsea iyo Arsenal oo ku aaday Kooxo lama filaan ah

Isku-aadka wareegga Afraad  ee tartanka Carabao Cup ayaa lasoo saaray waxyar kaddib markii ay soo dhamaadeen kulamadii wareegga saddexaad, kaas oo ay tartanka  ku macasalaameeyeen naadiyo la filayay inay meelaha dambe usoo gudbi doonaan. Manchester United ayaa ka hadhay tartanka Carabao Cup iyadoo ka mid ahayd kooxaha loo saadaalinayay inay ku guuleysanayaan, halka Chelsea iyo […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII