Italy Mise England? Jose Mourinho Oo Magacaabay Xulka Uu Doonayo In Uu Ku Guulaysto Koobka Euro 2020.

Tababaraha Kooxda Roma ee Jose Mourinho ayaa sheegay in uu kulanka Italy Vs England ee Euro 2020 noqon doono kulan adag waliba yahay mid ay taageerayaashu ku raaxaysan doonaan. Sidoo kale Jose Mourinho ayaa sheegay in uu taageerayo kulankaas xulka qaranka Italy isaga oo sharaxay sababta uu u taageerayo xulka Saddexda Libaax. Jose Mourinho oo […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha 

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII