Italy oo mar kale bar-baro lagu qabtay, Spain oo guul Muhiim ah gaartay, Natiijooyinka Kulamada Isreebreebka Koobka Adduunka ee la Ciyaaray Caawa

Xulka qaranka Spain ayaa guul weyn kasoo hooyey kulan ay ku martigeliyeen Georgia kaddib niyad-jabkii kasoo gaadhay kulankii hore waxaanay ku karbaasheen afar gool oo jawaab la’aan ah. Jose Gaya iyo Carlos Soler ayaa laba gool oo ay toban daqiiqadood u dhexeeyeen dhaliyey 25-kii daqiiqadood ee u horreeyey ciyaarta, waxaana laba kale ku daray Ferran Torres […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII