Jack Grealish oo furtay akoonkiisa goolashada Manchester City

Ciyaarta hada socota isla markana lagu jiro qeybta nasashada ayuu xidiga Jack Grealish ku furtay akoonkiisa goolashada. Jack Grealish aduun dhan 100 milyan loo soo qaatay kooxda Aston Villa lakin dad badan ayaa u heestay in uu noqonayo mid ku fashilma kooxda. Daqiiqadii 22aad ee qeybta hore ee ciyaarta ayuu dhaliyay goolkiisa ugu horeeyay ee […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII