Jack Grealish Oo Man City Ka Hor Istaagi Doona Saxiixa Harry Kane, Qaab Noocee Ah.

Manchester City ayaa lagu soo waramayaa inaysan awoodi doonin inay la soo wareegto labada Xiddig ee Jack Grealish iyo Harry Kane xagaagan. Kooxda Premier League ayaa la rumaysanyahay in ay 100 milyan ugu dhawdahay saxiixa xiddiga xiddiga Jack Grealish iyada oo la filayo in ay Aston Villa Aqbasho dalabka kooxda Man City. Wararkii ugu dambeeyay […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII