Jack Grealish Oo Wadnaha Goynaya Man City, Talaabo Uu Qaaday Yaa Ka Nixinaysa Pep Guardiola.

Xiddiga khadka dhexe uga ciyaara kooxda Aston Villa ee Jack Grealish ayaa lagu soo warmayaa in uu ka fikirayo in uu iska diido kooxda Man City xagaagan sabab la xidhiidha in uu ka wal-walsanyahay fursadihiisa ciyaarista ee Man City. Xiddiga reer England ayaa ah xiddig bartilmaameed u ah Man City iyada oo uu Pep Guardiola […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII