Jadwalka Liverpool Ee Kulamada Premier League Oo Dhamaystiran Oo La Shaaciyay

Kooxda Liverpool ayaa xilli ciyaareedka cusub ee premier League 202/2022 ku bilaaban doonta kulan ay la ciyaari doonto kooxda Norwich City kulan ka dhici doona garoonka Carrow Road. Liverpool ayaa kulanka ku bilaaban doonta sidii xilli ciyaareedkii ay horyaalka ku guulaysteen koobka markaas oo ay kulankooda ugu horeeya la ciyaareen kooxda Norwich City kuna badiyeen […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII