Jadwalka Man United Ee Kulamada Premier League Oo Dhamaystiran Oo La Shaaciyay

Kooxda Man United ayaa bilaaban doonta xilli ciyaareedka premier League 2021/2022 iyaga oo la ciyaari doona kooxda ay xafiiltamaan ee Leeds United. Red Devils ayaa 6/2 uga badisay Leeds United kulankii ugu dambeeyay ee ay la ciyaareen Old Trafford waxana a mar kale marti galin doontaa Leeds United. Kooxda Ole Gunnar Solskjaer ayaan kulamo waaweyn […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII