James Rodriguez Oo Ka Hadlay Ku Laabashadiisa Real Madrid Kadib Markii Uu Carlo Ancelotti Tababare U Noqday Kooxda.

Xiddiga qadka dhexe ee weerarka Everton James Rodriguez ayaa sheegay in ku laabashada Real Madrid aysan aheyn wax aan macquul aheyn laakiin sidoo kale aysan u badnayn in ay dhacdo  iyadoo la isla dhexmarayo inuu dib ula midoobi doono Carlo Ancelotti. Xiddiag 29 jirka ah ayaa ku soo biiray Everton iyada oo uu Ancelotti tababare […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha 

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII