Jamie Carragher & Gary Neville Oo Doortay Shaxdooda Ugu Fiican Premier League Xilli Ciyaareedkan

Khabiirada Sky Sport ee Jamie Carragher & Gary Neville ayaa soo xushay shaxdooda ugu fiican horyaalka premier League xilli ciyaareedkan. Dhamaadka xilli ciyaareedka premier League ayay kaliya ka dhimantahay 3 kulan waxana la soo afjari doonaa xilli ciyaareedka maalmaha yar ee soo socda. Labada Halyeey ee Jamie Carragher & Gary Neville ayaa soo xushay shaxdooda […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha 

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII