Jamie Carragher & Gary Neville Oo Magacaabay Tababaraha, Da’yarka & Xiddiga Ugu Fiican Premier League Xilli Ciyaareedkan.

Halyeeyada Kooxaha Man United iyo Liverpool ee Jamie Carragher & Gary Neville ahna khabiirada Sky Sport ayaa doortay xiddiga ugu fiican horyaalka premier League xilli ciyaareedkan. Xilli Ciyaareedka horyaalka premier League ayaa ku jira kulamadii ugu dambeeyay iyada oo aad u dhawdahay in si Rasmi ah loo soo xidho xilli ciyaareedka 2020/2021. Kooxda Man City […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII