Jamie Carragher Oo Sharaxay Sababtii Uu Mohamed Salah Uga Reebay Shaxdiisa Ugu Fiican Premier League Xilli Ciyaareedkan.

Halyeeyga Kooxda Liverpool ee Jamie Carragher ayaa sharaxay sababta uu Mohamed Salah uga reebay shaxdiisa ugu fiican horyaalka premier League xilli ciyaareedkan. Jamie Carragher ayaa soo xushay shaxdiisa ugu fiican premier League xilli ciyaareedkan waxana uu ka reebay xiddiga Liverpool ee Mohamed Salah inkasta oo uu 20 gool oo premier League ah dhaliyay xilli ciyaareedkan. […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII