Jamie Vardy oo shaaca ka qaaday go’ankiisa Mustaqbalka ee Leicester City

Photo REUTERS/Mike Egerton Jamie Vardy ayaa shaaca ka qaaday inuu doonayo inuu sii joogo Leicester ilaa dhamaadka xirfadiisa ciyaareed. wuxuuna diyaar u yahay xidigan inuu iska diido xiisaha Liverpool iyo Manchester United sida uu u sheegay warbaahinta. Vardy, oo hadda 34 jir ah, wuxuu sii wadaa bandhigiisa King Power iyadoo da’diisa sii kordheysa, wuxuuna durba […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII