Jan Oblak Oo Heegan Galiyay Man United & Chelsea, Maxaa Cusub.

Goolhayaha Kooxda Atletico Madrid ee Jan Oblak ayaa u muuqda mid albaabka u furay ku biirista horyaalka premier League mustaqbalka dhaw. Oblak oo 28 jir ah ayaa ka mid ah Goolhayayaasha ugu fiican kubada cagta wakhti xaadirkan waxana uu xiiso waali ah ka helayaa kooxaha Man United iyo Chelsea. Markii wax laga waydiiyay ka ciyaaristiisa […]
Source: laacib

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII