Jesse Lingard oo Fariin u diray Taageerayaasha Kooxda Manchester United kadib Goolkiisa maanta

Manchester United ayaa guul muhiim ah ka gaartay Kooxda West Ham United lakin goolasha mid kamid ah waxaa dhaliyay Jesse Lingard. Jesse Lingard ayaa sabab u ahaa Guusha Galabta marka laga soo tago Rigoorada uu Badbaadiyay David de Gea dhamaadka Ciyaarta. Ciyaarya kadib ayuu la hadlay Taageerayaasha Manchester United isagoo tusiyay in Qaladkiisa Champions league […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII