Jesse Lingard oo laga yaabaa inuu ka tago Manchester United kuna biiro West Ham United

Manchester United weeraryahankeeda Jesse Lingard ayaa filayaa in uu ku laabanayo West Ham United si joogta ah xagaagan. Ciyaaryahanka heerka caalami ee dalka England ayaa bilaabay dib u soo nooleyn xirfadiisa isagoo dhaliyay sagaal gool iyo shan caawin intii lagu jiray lix bilood oo amaah ah oo uu ku joogay London Stadium xagaagii lasoo dhaafay, […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII