Jesse Lingard oo Sharuud ku Xiray Heshiis kordhinta Kooxda Manchester United

Ciyaaryahanka heerka caalami ee dalka England ayaa doonaya dammaanad qaadka waqtiga uu ku ciyaarayo Old Trafford Jesse Lingard ayaa iska diiday dalab qandaraas ah oo uga yimid Manchester United, sida ay sheegtay  ESPN . Lingard ayaa noqon doona wakiil xor ah xagaaga soo socda kooxda ayaana rajeyneysa inay ku qanciso inuu sii joogo, laakiin wuxuu doonayaa dammaanad […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII