Joan Laporta oo ka Shifay Sir ku aadan Neymar oo doonayay in uu ku laabto Barcelona

Madaxweynaha Barcelona Joan Laporta ayaa sheegay in Neymar uu aad u doonayay inuu ku soo laabto kooxda xagaagan, ka hor inta uusan Lionel Messi kula biirin Paris Saint-Germain . Ka dib afar sano oo guulo waaweyn ah oo uu ka garab ciyaaray Messi garoonka Camp Nou, xiddiga reer Brazil ayaa go’aansaday inuu ka tago kooxda […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha 

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII