Joan Laporta Oo Ka Warbixiyay Wadahalada Heshiis Kordhinta Lionel Messi

Joan Laporta ayaa fariin rajo leh u diray jamaahiirta Barcelona ee ku aadan xaalada qandaraaska Lionel Messi, isagoo ku adkeysanaya in wadahadalada ay meel fiican u marayaan kooxda iyo wakiilada Xiddigu. Messi ayaa haatan xor ah kadib markii uu dhacay heshiiskiisa kooxda 30 bishii June laakiin kooxda Barcelona ayaa ku rajo weyn in ay heshiis […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII