John Stones Oo Magacaabay Xiddiga Ku Guulaysan Doona Abaalmarinta Xiddiga Ugu Fiican Euro 2020

John Stones ayaa shaaca ka qaaday inuu jeclaan lahaa inuu arko in xiddiga ay isku xulka yihiin ee Raheem Sterling loo magacaabay Xiddiga tartanka Euro 2020. Sterling ayaa ku jira qaab ciyaareed cajiib ah tartanka euro 2020 isaga oo sameeyay 3 caawin sidoo kale dhaliyay gool tartanka. Ka hor kulanka Final-ka Stones ayaa amaanay xiddiga […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII