Jones oo qarka u saaran inuu ku soo laabto Man Utd ka dib dhaawac dheer oo uu ku maqnaa

Photo Reuters Phil Jones ayaa qarka u saaran inuu ku soo laabto garoomada Manchester United ka dib markii Ole Gunnar Solskjaer uu xaqiijiyay daafaca inuu ka mid noqon doono kooxdiisa kulanka EFL Cup ee West Ham. 29 jirkaan ayaan u ciyaarin Red Devils tan iyo bishii Janaayo 2020 sabab la xiriirta dhibaato jilibka ah oo […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha 

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII