Jorginho oo Erayo ku darsaday Sheekada Lukaku ee Chelsea iyo Xidigo kale oo ka hadlay Xidigan

Xiddiga qadka dhexe ee kooxda Chelsea iyo xulka Talyaaniga Jorginho ayaa ammaan u jeediyay saaxiibkiis Romelu Lukaku . Weeraryahanka reer Belguim ayaa dhaliyay goolka kaliya ee ciyaarta Blues kulankii furitaanka wareega group -yada Champions League ee ay la ciyaareen Zenit St. Petersburg. Chelsea ayaa ku bilaabatay difaacashadeeda Champions League bilowgii ugu fiicnaa waxaana u mahadceliyay Lukaku, Jorginho ayaana aaminsan in […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII