Jose Mourinho Oo Doonaya Xiddig Ku Dhibaatoonaya Man United.

Jose Mourinho ayaa si aad ah u doonaya in uu ka dhigo xiddiga Man United Donny van de Beek mid ka mid ah saxiixyadiisii ​​ugu horeeyay ee kooxda Roma. Tababare Jose Mourinho ayaa noqon doona tabaabraha cusub ee kooxda Roma isaga oo shaqada ka badali doona tabaabre Paulo Fonseca marka uu dhamaadka xilli ciyaareedkan. Wargayska […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII