Jose Mourinho Oo Durba Weerar Ku Qaadaya Kooxdiisii Hore Ee Man United, Qaab Noocee Ah.

Tababaraha Cusub ee kooxda Roma ee Jose Mourinho ayaa maamulka kooxdiisa ka dalbaday in loo keeno kooxda Goolhayaha kooxda Man United ee David De Gea. Tababare Jose Mourinho ayaa loo magacaabay tababaraha cusub ee kooxda Roma todobaadkan waxana uu durba maamulka kooxdiisa u sheegay in uu doonayo in uu saxiixiisa ugu horeeya ka dhigto Goolhayaha […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII