Jose Mourinho Oo Magacaabay Shaxda Ugu Fiican Ee Xulka Qaranka England Ku Ciyaari Karo tartanka Euro 2020.

Tababaraha cusub ee kooxda Roma Jose Mourinho oo sideena ka mid ah daawadayaasha tartanka Euro 2020 ayaa magacaabay shaxda ugu fiican ee uu xulka qaranka England kaga qayb qaadan karo tartanka Euro 2020. Mourinho ayaa sameeyay go’aano muran badan dhaliyay isaga oo shaxdiisa u dortay xiddigo aan la filayn in ay u ciyaaraan marka loo […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha 

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII