Jose Mourinho Oo Magacaabay Xiddig Man United Ah Ee Uu U Xunyahay Saxiixa Jadon Sancho.

Tababaraha Kooxda Roma ee Jose Mourinho ayaa rumaysan in imaatinka Jadon Sancho ee Man United ay saamayn xun ku yeelan doonto horumarka xiddiga Mason Greenwood ee Old Trafford. Xiddiga Jadon Sancho ayaa ku baasay tijaabada caafimaadka Man United waxana la filayaa haatan lagu dhawaaqo saxiixa xiddiga reer England suuqa xagaagan. Tababare Jose Mourinho ayaa sheegay […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha†

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII