Jose Mourinho Oo Magacaabay Xiddigii Ugu Fiicnaa Kulankii Uu Xulka England Ka Badiyay Croatia

Tababaraha kooxda Roma ee Jose Mourinho ayaa sheegay in uu xiddiga Kalvin Phillips ahaa midkii ugu fiicnaa xulka qaranka England kulankii ay 1/0 uga badiyeen xulka Croatia Axadii. Xulka England ayaa guul ku furtay tartanka Euro 2020 kadib markii uu Raheem Sterling dhaliyay goolka qaybtii dambe ee ciyaarta sidaasna ku gaadhay guul kulankooda ugu horeeya […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha†

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII