Jose Mourinho Oo Saadaalin Ka Bixiyay Kulanka Xulka England La Ciyaari Doono Croatia.

Tababarihii hore ee Tottenham Jose Mourinho iyo halyeeyga  ayaa kulanka qaranka Enland u saadaaliyay in ay garaacaan xulka Croatia kulankooda furitaanka Euro 2020. Xulka Qaranka England ayaa maanta bilaaban doona tartanka Euro 2020 waxana ay la ciyaari doonaan xulka Croatia kulan ka dhici doona garoonka Wembley. England ayaa isha ku haysa in ay si fiican […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha 

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII