Jose Mourinho Oo Saadaaliyay Xulka Ku Guulaysan Doona Tartanka Euro 2020.

Tababaraha Kooxda Roma ee Jose Mourinho ayaa fikirkiisa ka dhiibtay kooxda ku guulaysan doonta tartanka Euro 2020 ee bilaaban doona todobaadkan. Jose Mourinho ayaa sheegay in la joogo wakhtiga ugu munaasibsan ee uu xulka England ku guulaysan karo tartanka laakiin waxa uu sheegay in uu Xulk France yahay xulka ugu cad-cad. Mourinho oo la hadlaya […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII