Jose Mourinho Oo Xiddig Arsenal U Ciyaara Doonaya In Uu Ka Dhigo Saxiixiisa Ugu Horeeya Ee Roma.

Kooxda Serie A ka dhisan ee Roma ayaa lagu soo waramayaa inay wadahadalo kula jirto kooxda Arsenal si ay uga helaan saxiixa xiddiga khadka dhexe ee Granit Xhaka xagaagan marka uu furmo suuqa kala iibsiga. Tababarihii hore ee kooxda Tottenham ayaa doonaya in uu xoojiyo kooxda Roma ka hor bilaabashada xilli ciyaareedka cusub waxana uu […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII