Jurgen Klopp Oo Difaacay Roberto Firmino.

Tababaraha Kooxda Liverpool ee Jurgen Klopp ayaa difaacay xiddiga weerarka uga ciyaara kooxdiisa ee Roberto Firmino kadib qaab ciyaareed liita oo uu soo bandhigay xilli ciyaareedkan. Weeraryahanka ayaa dhaliyay 6 gool 43 kulan oo taramada oo dhan ah isaga oo ku dhibaatoonaya in uu kooxdiisa u dhaliyo goolal. Laakiin Klopp ayaa sheegay in uu wali […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII